Qarax ka dhex dhacay guri ku yaalla Muqdisho iyo khasaare nafeed oo ka dhashay

Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay guri ku yaalla xaafada Buulo-mugdi oo ka tirsan degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho kaasoo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Sida dadka deriska ah ay sheegayaan qaraxan ayaa yimid ka dib markii nin ka mid ahaa qoyska gurigaas degan uu garaacay waxyaabo qarxa oo duugoobay, si uu ugala … Continue reading Qarax ka dhex dhacay guri ku yaalla Muqdisho iyo khasaare nafeed oo ka dhashay